Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe oo horey u ahaa gudoomiyihii Barlamaanka DKMG Somalia oo warfidiyeenada gudaha wareysi siiyey ayaa sheegay in shir muddo sanad ku dhow ka socday magaalada Baydhabo uu haatan gabo gabo maraayo isla markaasna guul la filaayo inuu ku dhamaado isagoo dhanka kalena sheegay in maamul goboleedka Koonfur galbeed yahay mid waafaqsan axdiga iyo dastuurka dalka sidoo kalena dhamaan qeybaha ay quseyso ka qeybgalka shirkaasina ay u idil yihiin raalina ka wada yihiin dhismaha maamul ka kooban 6 gobol.
Waraysiga uu bixiyey sheekh Aadan Madoobe oo dhinacyo badan taabanaayay halkaan ka dhageyso:
Idale News Online Baydhabo.