Dhageyso: Xaalad Biyo Yari Ah Oo Xiligaani Kajirta Degmada Buur Hakaba Ee G/Baay

0
317

BuurHakaba{INO}Degmada Buur Hakaba Waxaa Ay Kamid Tahay Degmooyinka Ugu Tuulada Badan Gobolka Baay Xiligaani Ayaa Waxaa Soo Wajahey Xaalad Biyo Rayin Ah Dadka Qaar Oo Lahadley Idaalenews.com ayaa Waxaa Ay Shegeey Inay Biyaha Ayaa Ka Doontaa Meel Qiyaastii Degmada Ujirta 20KM
Iyadoo Ceelalkii Kuyaleen Degmadana Ay Gureen Ay U Aroortaan Waraha Ku Yaala Duleedka Degmada Buur Hakaba Ee Gobolka Baay
Biyo Yaridaani Soo Wajahdey Degmada Buur Ayaa Waxaa Wada Saameyey Dadka Iyo Duunyada Ku Nool Degmadaasi
Hadaba Arintaasi Ayaa Waxaa Kahadaley Mid Kamid Ah Odiyaasha Kasoo Jeeda Degmadaasi
Aritaan Ayaa Waxaa Ay Ku Soo Aadeysaa Xili Dhawaaan Wasaarada Arimaha Gudaha MAamulka KGS Ay IS Bedel Ay Ku Sameeysey Maamulka Degmada Buur Hakaba Ee Gobolka Baay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here