Dhageyso: Wasaarada Arimaha Gudaha Ee KGS Oo Maamul Cusub U Magacowdey Degmada Wanleweyn

0
329

Walawayn (INO) – Waxa Maanta Wasaaradda Arimaha Gudaha Ee Dowlaha Hoosee Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Maamul Cusub U Magacowdey Degmada Wanleweyne Ee Gobolka Shabellaha Hoose.

sata

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Dowlaha hoose C/raxmaan Ibraahim Aden Sate ayaa Ku dhawaaqey Magacyada Maamulka Cusub ee Degmada Wanlweyn.

Maamulka cusub  Ee loo Magacabay Degmada walaweyn ee Gobalka shabeelaha Hoose ayaa wuxuu ku koobanyahay  Sidan:-

  1. Maxamed  siidow Cabdiraxmaan Gudoomiyaha Degmada
  2.  Yuusuf  Cali Buule ,Gudoomiye Ku Xigeen Amiga
  3. Abuukar  Buule Ahmed Gudoomiye Ku Xigeenka Maaliyadda
  4.   Cabdirasaaq Xaaji Axmed  Gudoomiye Ku Xigeenka arimaha Bulshadda
  5.  Nuur   Ahmed Guulow, Gudoomiye Ku Xigeenka Qorsheynta
  6.   Cali  Xasan Maamow  Xoghaya Dowlada Hoose Ee Degmada Wanleweyn
  7.  Maxamed  Cabdi Shakuur Agaasimaha  Waaxda Canshuurta
  8.  Cali  Eenay  rooble, Xoghayaha Arimaha Samafalka
  9.   Ismaacil  Roobla Cali,  Xisaabiyaha Guud Ee Degmada
  10.   Ahmed Macalim Sacab, Taliyaha Dowlada Hoose Ee Degmada

Ugu dambeynti, Wasiirka ayaa waxa uu kala dardaarmey Maamulka Cusub ee Degmada Wanleweyne in Si Wanaagsan u Gutaan Waajibaadkooda.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Xafiiska Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here