Dhageyso :wareysi siyaasi Yusuf Cali boore oo Laga wareystay kulankii maanta ay laqaateen Madaxweyne kuxigeenka koornfur galbeed somaaliya.

0
199

Markii uu soo gabagabooobay kulankii dhaxmaray wafdiga uu hogaaminaayo M/kuxigeenka koonfurgalbeed mudane fiqi iyo waxgaradka iyo siyaasiyiinta gobolka shabeelaha Hoose.

waxaa U suura gashay warahaabinta  in wareysi la yeesh o siyaasi ka mid ah siyaasiyiintii kulanka ka qeeb galay.

Yuusuf cali Boore oo ah siyaasi u dhuun daloola arimaha maamul goboleedyada kajira dalka ayaa uga waramay Warbaainta kulankii ay la yeesheen wafdigii kasocday maamulka koonfur galbeed somalia.

Wareysiga oo dhameestiran hoos ka dhageyso.

[audio:javascript:;|autostart=yes]

maxamed xaajiIdale News Online,Marka.