Waxaa khadka telefoonka ee Warbaaahinta koonfur galbeed soomaaliya ku wareysatay Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Hidaha iyo Dhaqanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Dr. Cali C/laahi Isaaq oo aan ka wareysanay waxa uu khuseeyo safarkooda ay ku joogaan Magaalada Muqdisho.
Dr. Cali C/laahi ayaa sheegay inay casuumad rasmi ah ka heleen Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay iyo Madaxda Sare ee Dowlada Dhexe.
Mar aan Wasiirka weydiinay su’aal aheyd waxa iska bedelay fikirkii Dowlada Soomaaliya ee Sedaxda Gobol ahaa ayaa waxa uu sheegay inuusan jirin wax sedax ah Dowlada dhexena ay aaminsantahay Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Wareysiga Aan La Yeelanay Wasiir Cali C/laahi oo Dhinacyo Badan Taabanaya Halka Hoose Ka Dhageyso.
[audio:http://www.ishabaydhaba.com/?attachment_id=57655|autostart=yes]Idale News online,Muqdisho.