Daawo Sawiradda: Wararkii Ugu dambeeyey Baydhabo, Banaanabax Xoogan Oo Lagu Taagyeeranayo Shirka Madasha Wadatashiga Qaran

0
248

Baydhabo(INO)- Banaanbaxan maanta laguqabto magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagutaagyeeraayey go aanadii kasoobaxey shirkii wadatashiga doorishooyinka lafilayo in ay dalka kadhacaan dabayaaqada sanadka aan kugudajirno 2016 .

Dibadbaxa oo ay soo abaabuleen maamulka gobolka Bay iyo Degmada ayaa waxaa dibadbaxiyaashu socod ay kusoomareen wadooyinka magaalada baydhabo iyagoona ugadanbeentii isugutagey bartamaha magaalada baydhabo ee afar idooka .

Waxaana dadka mudaharaadayey horkacayey gudoomiyaasha gobolka iyo degmada .xildhibaano katirsan kg iyo waliba odayaasha dhaqanka .

waxaana dadka dibadbaxayey ay gacamaha kululayeen calamada soomaaliya iyo kan KG iyo waliba boorar ay kuqornaayeen halkudhegyo ay kutaagyeerayeen hanaanka doorashada dalka ee 4.5 Iyadoo ugudanbeyntii dibad baxayaashu meelfagaala ah ay kulahadleen Gudoomiyaha Gobolka Cabdirashid Cabdulaahi maxamed iyo Duqa magaalada Baydhabo Cabdulahi cali watiin iyo odayaal iyo waxgarad.

Halkan Ka Dhageyso


Idale News Online,Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here