Dhageyso: Banaanbax Xoogan Oo Lagu Taagyeerayo Go’aankii Madasha Wadashiga Qaran Oo Ka Dhacey Degmada Diinsoor

0
266

Baydhabo (INO) —  Banaanbaxani oo ahaa mid ballaaran islamarkaana lagu taageerayay qodobadii ka soo baxay Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho ayaa waxuu ka dhacay Degmada Diinsoor Gobolka Bay.

ban5

Dibadbaxani oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Gobolka Dedmada Diinsoor Ee Dowlad Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa lagu taageerayay nidaamka 4.5 oo loo cilaamiyay in lagu soo dhiso Dowladda Cusub ee soo socota.

Halkan ka Dhageyso Codka Guudoomiyaha Diinsoor Ibrahim Shigshigow

Idale News Online, Diinsoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here