Dhageyso: War-Murtiyeedka Laga Soo Saarey Shirka Mustaqbalka KGS Ee Ka Dhacey Muqdisho

0
219

Baydhabo(INO)-  Kulan ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay isugu yimaadeen Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaano, siyaasiyiin, aqoonyahano, haween iyo dhalinyaro ka soo jeeda deegaanada Koofur Galbeed ayaa waxaa laga  soo saarey  war murtiyeed ka kooban dhowr qodob oo looga hadlay mustaqbalka Koofur Galbeed iyo inuu u baahan yahay badbaado.

Halkan Ka Dhageyso

kofur10kofur9kofur8kofur7kofur6kofur5kofur4kofur1

Idale News Online, Muqdisho