Baydhabo(INO)- Xildhibaan Muna Sheekh Khaliif Abuu oo ka mid ah Mudanayaasha BFS Ee laga Soo Doortey Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka hadashey Go’aankii Gudiga Xalinta Khilaafaadka Ee Soomaaliya, iyadoona Sheegdey in Mar kale Gudiga ay ka noqdeen Diidmadooda.
Waxay sheegtey in Soomaaliya ay ugu soo laabtey inay samata bixido Bulshada Soomaaliya gaar ahaan ahaan Degaanada ay soojeedo.