Dhageyso: Taliyaha Ciidanka Xooga Soomaaliya Indho qarsho” Ciidamada DF soomaaliya Qiib kama Aha Dagaal Beeladyada”

0
220

Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Somaaliya General Daahir Aadan Cilmi indho Qarshe ayaa Beeniyay in Ciidamo ka tirsan Dowlada Soomaaliya ay ka qeyb qaateen Dagaal Beeleedyadii dhawaan ka dhacay Deegaano iyo Degmooyinka ka tirsan Gobolada Dalka. 

Halkan Ka Dhageyso

[audio:http://risaala.net/uploads/content/audio/21564.mp3|autostart=yes]



Taliyaha ayaa Sheegay in laga yaabo Ciidamo ka tirsan Dowlada ay ka qeyb qaateen dagaaladaasi laakiin aysan jirin in dhamaantood ay u shaqeetyaan Qaab qabiil ama u kala saftan Qabiilo kala duwan.

Waxa uu intaasi ku daray in Ciidamada loo soo tababaray difaaca Dalka iyo Dowlada laakiin aan loo soo tababarin qaab qabiil,

Cidamada Dowlada Soomaaliya ayaa inta badan lagu Eedeeyaa iney ku lug lahaayeen Dagaal beeleedyadii ugu dambeeyay ee ka dhacay Deegaano iyo Degmooyinka ka tirsan Gobolada Dalkeena Soomaaliya.
Gen.-Indhoqarshohoqarsh

Idale News Online, Xafiiska Baydhabo Janaay.