Dhageyso: QM Somalia oo Shaaciyay Suuragalnimada inay Doorashadu Cadaalad uga dhacdo Soomaaliya

0
172

Muqdisho(INO)- Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM u Qaabilsan Soomaaliya oo ka hadlay Muranka kala duwan ee ku sii xoogeysanaya Beelaha Soomaaliyeed iyo Gudiga Doorashada Dalka ayaa shaaciyay Aragtida ay ka qabaan in Dalka SOomaaliya ay Hab Cadaalad ah uga dhici karaan Doorashooyinka Madaxda.

waxa uu shaaciyay inay Adag tahay in sidii loo qorsheeyay ay Haweenku uga dhex muuqdaan Saaxada Siyaasadda Dalka taasi oo Xafiiska QM uu Waqti Badan ku Bixiyay inay si dhab ah uga dhaqan gasho Soomaaliya,

Halkan Ka Dhageyso