DHAGEYSO: Labo Beelood Oo ka Tirsan Raxanweyn Oo Si Ba’an Ugu Dirirey Degaanka Manaas Ee Gobolka Bay Iyo Baaq Laga Soo Saarey Dagaalkaasi

0
247

Baydhabo(INO)-Odayaasha gobolka Bay ayaa waxa ay baaq kasoo saareen dagaal beeledyo labadii todobaad ee lasoo dhaafay ka dhacayay degaanka Manaas oo 30km u jira magaalada Baydhabo  Janaay waxana ay dhinacyada halkasi ku dagaalamay ay joojiyaan dagaalka.

ODAYAAL

Ugu yaraan 8-qof ayaa ku dhimatay dagaalkaasi sida uu caawa u xaqjiijiyey Idaacada Mustaqbal Xasan Ibraahim Xasan oo ka tirsan odayaasha gobolka Bay.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga.

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here