[audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2014/06/NabadoonHabarGidir.mp3|autostart=yes]
Imaam C/llaahi Khaliif Rooble oo wax laga weydiiyey in Odayaashu ay sii hurinayaan dagaal beeleedka ayaa arintaasi beeniyey isagoo Eeda ugu weyn dagaaladaasi Dusha uga tuuray Dawlada Somaliya oo ku fashilantay joojinta dagaalkaasi.
Waxa uu Imaamka Habar Gidir sheegay in Awalba Beeshiisa lagu heystay Xaq daro ay soo maleegeen Gudoomiyeyaasha Lambar Konton iyo Marka oo ay Habar Gidir u diidanaayeen inay Sh/Hoose beerahooda ku tacbato ayna is leeyihiin mirihii ay abuurteen dagaalka saaka ayey gacanta ku hayaan sida uu yiri.
Idale News Online, Muqdisho. nagala Soo Xariir Email: Idalenewsonline@gmail.com