Nabadoon Cabdullaahi Maxamed ayaa waxa uu sheegay in dhibaatada ka socota Gobolka Shabellaha Hoose ay ka dambeyso Beesha Habar Gidir oo duulaan ku qaaday sida uu yiri Gobolkaasi.
Halkan Ka Dhageyso.
[audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2014/06/OdayBIyamaal.mp3|autostart=yes]
Nabadoonkaan oo ka mid ah kuwa kasoo jeeda Biya Maal ayaa cod dheer ku sheegay in Habar Gidir Tuulo xitaa aysan deggin gobolkaasi isagoo sheegay in duulaan lagu soo qaaday.
Idale News Online, Marka . nagala Soo Xariir Email: Idalenewsonline@gmail.cm