Madaxweynaha seddexda gobal ayaa wada hadal ugu baaqay Madoobe Nuunow iyo xulufadiisa oo kula sugan magaalada Baydhabo janaay.
Madaxweynaha seddexda gobal ee Koonfur Galbeed Maxamed Xaaji Cabdinuur ayaa sheegay in maamulkiisa uu wada hadal ugu yeerayo cid kasta oo qas ka wada deegaanada seddexda gobal ee Bay, Bakool iyo gobalka Shabeellaha Hoose.
Halkan hoose ka dhageyso:
[audio:|autostart=yes]