Dhageyso Malaaq Shiino oo weerar afka ah ku qaadey Goobaale iyo Madaxda dowladda Soomaaliya

0
224

Afhayeenka shirka maamul usameynta Gobolada Koonfur Galbeed Malaaq Cali Shiino ayaa si Kulul uga hadlay Dagaalada Maalintii Labaad kasocda Degaanka Num50 ee Gobolka shabeelaha Hoose.

[audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2013/11/malaqshinoIYOGoobaale.mp3]
Afhayeen Malaaq Cali Shiino ayaa yiri intay gabari naga danbeyso Goobaale Naxukumi mayo biyaha wabiga shabeelana nalaga gadimaayo.
Marka

Idale News Online