Xudur(INO)- Gudoomiyaha Degmada Xudur Xarunta Gobolka Bakool, Maxamed Macalin, ayaa shegeey in Amniga degmadaas haatan uu yahay mid wanaagsan isla markaana degmada ay ka soo ka qabaneyso dhibaatadii Hore.
Maxamed Maxamed, Gudoomiyaha Degmada Xudur ayaa sheegey in ay taagyeersan yihiin shirkii Dhawaan ka dhacey Muqdisho, kuwaasoo lagu heshey in Nidaamka 4.5 Wax lagu qiibsadey sanadkan 2016, isla markaana waxa uu xusey in ay dhigeen banaabax ay ku taagyeerayeen Arintaas.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Xudur