Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arimaha Soomaaliya isla markaana ah Madaxa UNSOM Mr. Nicholas Kay ayaa wuxuu booqasho ku tagey caasimada maamulka Puntland ee Garoowe
Gabagabadii shirkooda ayaa waxay si wadajir ah saxaafada u siiyeen waxii kulankooda ay kaga wada hadleen iyo sida ay xafiiska siyaasada ee qaramada midoobey kala shaqeyn lahaayeen sidii dalka Somalia siyaasad iyo dhaqaale ahaanba loo xoojin lahaa.
Idale News Online, Mogadishu