Marko(INO)- Qaar ka tirsan odayaasha dhaqanka Gobolka shabeelaha Hoose ayaa cabasho balaaran ka muujiyey qaabka ay u shaqeyso Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Gudoomiyaha odayaasha dhaqanka Gobolka shabeelaha Hoose C/qaadir Ajuuke oo la hadley warbaahinta ayaa si adag u Edayey Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aaden, isla markaana waxa uu ku hanjbay inay kalsoonida ay kala laabteen Dowlada KGS.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga
Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay