Nairobi(INO)- Wariye Soomaaliyeed oo kamid ah Wariyaasha u shaqeeya TVGA Kenya CitizenTV Xuseen Maxamed ayaa Fursad u helay in uu Wareeysi Gaar Ah la yeesho Ra’isilwasaaraha Yahuuda Benjamin Netanyahu Wuxuuna Waydiiyey Su’aalo Madaxda dadka Muslimiinta ah ka guuxayey isaga oo banaanka soo dhigay arimo Xasaasi ah.
Su’aalo Adag oo la xariirta Dhanka Iskaashiga Yahuuda kala dhaxeeysa Qaarada Afrika waxaana uu sheegay in hadda uu wanaagsanyahay Xiriirka u dhaxeeya Wadamada Afrika iyo Yahuuda.
Wareysigan oo ahaa mid Xasaasi ah ayaa inta badan Su’aalaah uu waydiiyey uu ka gaabsanayey in uu ka jawaabo,iyadoo uu sheegay in dhibaatada argagaxisadu ay meel walba taalo iskaashin loo baahan yahay.
Halkan Ka Daawo Video
Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay