Dhageyso Kenya: Xildhibaan Ilyaas Barre Shiil oo si kulul u weeraray siyaasada dowlada Somalia ee Maamul Goboleedka Jubaland

0
254

Xildhibaan Ilyaas Barre Shiil oo ka mid ah xildhibaanada dowlada Kenya oo ka qeybgaley shir lagu taageeraayey maamulka Jubaland isla markaasna lagu soo dhaweynaayey madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi C/hi Sheekh Ismaaciil ayaa si kulul u weeraray madaxda sare ee dowlada Soomaaliya oo uu sheegay in ay had jeer Kenya eedeeyaan iyadoo uu sheegay in dowladiisu ay ka shaqeyneyso amaanka iyo nabad ku soo dabaalida Somalida. Xilhibaanka ayaa eedeynta madaxda sare ee dowlada Somalia ku tilmaamey wiil hooyadiis naaska ka qaniiney xili ay nuujineyso.

Halkaan ka dhageyso khudbada Xildhibaanka Kenya Ilyaas Barre Shiil[audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2013/08/IlyasBareShiil.mp3]
Mobile_ka ku dhageyso IlyasBareShiil

ilyas-bare-shiil

Idale News Online