Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa Maanta howlgal dad lagu soo qab qabtay ka fuliyay Degmada Buula-Burde ee Gobolka Hiiraan.
Halkan Ka Dhageyso:
[audio:My Documents\Downloads\Music\Jen.-Cismaan-Cabdi-Muumin-taliayah-guutada-10aad-Buulo-burde.mp3|autostart=yes]Saraakiisha Dowlada ee Gobolka Hiiraan, ayaa sheegay in howlgalkan ay ku xaqiijinayeen ammaanka Degmada Buula Burde oo dhowaan laga saaray Al-Shabaab.
Sheekh Osmaan Mumin oo ah Abaanduulaha Ciidamada Dowlada ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in howlgalada aysan wax saamayn ah ku yeelan dhaq-dhaqaaqa ganacsiga.
Idale News Online.