Dhageyso Guuxa Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku aadan Xulista Barlamaanka

0
269

Dadweynaha Soomaaliyeed ayaa niyad  jab aad u weynka muujiyey qaabka soo xulista barlamaanka iyo masuqmaasuqa hareeyey qaar ka mid ah odey-dhaqameedyada oo aaminsan iney tahay fursadii ugu dambeysey oo ay ku xulaan xildhibaano. [audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2012/08/Barlamaan-Tayo-Leh.mp3]

Sida ku cad Dastuurka ay ergadu ansixiyeen dalka Somalia ayaa u gudbi doona hanaan xisbiyo badan,  doorsasho xor ah iyo ka gudbida nidaamka 4.5 ee ay odey-dhaqameedku ku joogaan waqtiga xaadirka ah

[audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2012/08/Abdalla-Shideeyo-Uma-baahnin.mp3]
Qaar ka mid ah codadka dadweynaha soomaalyeed oo warbaahinta gudaha iyo dibada ayaa wax ka mid ah shaqsi muujiyey in ay tahay in aysan dow aheyn in aan la soo celin kuwa dalka badan hooga ay maanta ku jirto oo 20kii sano siyaasada xirfad nolol ay ku raadshaan ka dhigtey: [audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2012/08/niyad-jabka-shacabka.mp3]

Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ayaa iyaguna sheegey in ay mudaaharaad kala hortagi doonaa haddii gudiga Farsamadu qabtaan wax aan dadka Soomaaliyeed u cuntamin oo horey ay u soo arkeen waxay galaan ama gudaan: [audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2012/08/Eedo-Guddiga-Farsamada1.mp3]