Kulan balaaran uu soo agaasimay u dhaqdhaqaaqaha arimaha bulshada Soomaalida ee Gobolka Minnesota Mudane Sadik Warfa ayaa waxa uu ka dhacay Maqaaxida Safari ee ku taal Minneapolis, kulankaan ayaa kamid ahaa kulamo taxane ah oo loogu magacdaray Fagaaraha.
Kulankaan Fagaaraha ayaa ahaa kii 6aad ee uu Sadik Warfaa bulshada u qabto waxaana marti ku ahaa sadexda aqoonyahayn ee kala Maxamuud Culusoow, Feysal Rooble iyo Cali Fiqi.
Sadik Warfa ayaa ugu horeyn ba waxa uu uga mahad celiyey kasoo qeybgalayaasha iyo Martisharaftaba kazoo qeybgalka kulanka waxa uuna halkaas ka sheegay waxa uu ku saabsan yahay kulanka fagaaraha ee la isugu yimid.
Sidee Maamul Goboleedyada iyo Dowlada Fedraalka ah ay isula shaqeyn karaan?
Dhageyso Maxamuud Culusoow, ka qabo Suaashaas kore:
1. [audio:http://www.raxanreeb.com/wp-content/uploads/Maxamuud-Culusoow-@-Fagaaraha-Jun-16th-2013-Part-One.mp3]
2. [audio:http://www.raxanreeb.com/wp-content/uploads/Maxamuud-Culusoow-@-Fagaaraha-Jun-16th-2013-Part-Two.mp3]
3. [audio:http://www.raxanreeb.com/wp-content/uploads/Maxamuud-Culusoow-@-Fagaaraha-Jun-16th-2013-Part-Three.mp3]
4. [audio:http://www.raxanreeb.com/wp-content/uploads/Maxamuud-Culusoow-@-Fagaaraha-Jun-16th-2013-Part-Four.mp3]
Dhageyso Faysal Rooble oo isugu si aad ah u taageersanaa Federaalka:
1. [audio:http://www.raxanreeb.com/wp-content/uploads/Feysal-Rooble-@-Fagaaraha-Jun-16-2013-Part-One.mp3]
2. [audio:http://www.raxanreeb.com/wp-content/uploads/Feysal-Rooble-@-Fagaaraha-Jun-16-2013-Part-Two.mp3]
3. [audio:http://www.raxanreeb.com/wp-content/uploads/Feysal-Rooble-@-Fagaaraha-Jun-16-2013-Part-Three.mp3]
4. [audio:http://www.raxanreeb.com/wp-content/uploads/Feysal-Rooble-@-Fagaaraha-Jun-16-2013-Part-Four.mp3]
Dhageyso Aragtida uu Federaalka ka qabo Dr. Cali Saciid Faqi
1. [audio:http://www.raxanreeb.com/wp-content/uploads/Cali-Fiqi-@-Fagaaraha-Jun-16th-2013-Part-One.mp3]
2. [audio:http://www.raxanreeb.com/wp-content/uploads/Cali-Fiqi-@-Fagaaraha-Jun-16th-2013-Part-Two.mp3]
3. [audio:http://www.raxanreeb.com/wp-content/uploads/Cali-Fiqi-@-Fagaaraha-Jun-16th-2013-Part-Three.mp3]