Baydhabo(INO)- Ciidamada Dowlada Faderaalka Soomaaliya Iyo Ciidamada Booliska Gaarka Ah KGS Ayaa Waxaa Xaley Howlgalo Adag Ka sameyeen Tuulo Lagu Magacaabo Kurte oo Qiyaastii Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool Ay Ujirto 30km Halkaasi Oo La sheegey In Ay Ku sugnayeen Ciidamo Ka tirsan Urarka Al Shabab.
Waxaana Halkaasi Ku Dhaxmarey Dagaal Gos Goos Ah iyo israsaseen Ka dib Ayaa Waxaa Ciidamada DFS Iyo Kuwa KGS Waxaa Ay Gacanta Ay Kusoo Dhigeen Mootooyinka Iyo Waxyaabo Kale Oo Ay Kacarareen Urarka Al Shabab.
Dhanka Kale Ciidamada Midowga Afrika Ee AMISOM Iyo Ciidamada Dowlada Faderaalka Somaliya Oo Ay Fariismo Ku lahayeen Degaanka Buurdhuxunle Ayaa Waxaa Iyaga Weerar Ay Kala Kumeen Urarka Al-Shabaab Oo Halkaasi Kud haxmarey Israsaseen Xoogan.
Gudoomiye Ku xigeenka Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool Cadow Cabdiraxmaan Ayaa Waxaa Uu Ka warbixiyey Werarkaas Iyo Khasaraha uu Geestey.
Halkan Ka Dhageyso
Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay