Dhageyso: Ciidamada KGS iyo Al-shabaab Oo Ku Dagaalamey Duleedka Degmada Berdaalle

0
663

Baydhabo(INO)- Ciidamada Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Maleeshiyada Islaamiga Ee Al-shabaab ayaa lagu soo waramaya in Xaley ay ku dagaalameen Duleedka Degmada Berdaale Ee gobolka Bay.

Halkan Ka Dhageyso

Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay