Dhageyso: Al shabaab Oo Saraakiil Caan ahaa oo Looga Dilay Weerarkii GoofGaduud

0
202

Goof Gaduud(INO)- Saraakiisha Hogaamineysa Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ka howlgalaya Gobolka baay ayaa sheegay inay dib ula wareegeen Deegaanka Goofguduud ee Gobolka Bay oo Duleedka ka ah Magaalada Baydhabo kadib markii ay halkaasi Dagaal kula wareegen Xarakada Al-Shabaab.

Coll Cabulaahi Sheekh Maxamed ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda ay Weerar hubeysan ku qaadeen Deegaanka Goofguduud ee Gobolka Bay halkaasi oo ay ka bexeen Al-Shabaab waxaana Ciidamada Dowladda ay Gurmad Ciidan ka Heleen Ciidamada Itoobiya eek u sugan Baydhabo,

Waxa uu Tilmaan ka Bixiyay  Qsaaraha rasmiga ah ee labada dhinac ka soo gaaray Dagaalka isaga oo Xusay inay Dagaalkaasi ku Qaarijiyeen Saraakiil ka tirsanaa Al-Shabaab oo qaarkoodMeydadkooda lagu Arkayo Bartamaha Deegaanka Goofuduud oo Dagaal Culus uu ka dhacay.

Halkan Ka Dhageyso