Dhageyso: aden Madoobe oo ka hadlayaa qorshaha maamul usameynta gobolada Koonfur Galbeed ee haatan ka socda magaalada Baydhaba.

0
198


Xildhibaan Aadan Madoobe horeyna u soo noqday gudoomiyihii  baarlamaanka dowladii kmg Somalia ayaa sheegay in shirka ka socda Baydhabo uu meel wanaagsan maraayo isla markaasna dhowaan la filaayo in lagu dhawaaqo madaxdii hogaanka u qaban laheyd maamul ka kooban lix gobol.

aadanMadoobe1
Idale News Online