DEG DEG+Dhageyso: Isku shaandheynta golaha wasiirada DF Soomaaliya

0
176

Xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa isku shaandheyn ku sameysay golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya, waxaana saameynta ugu weyn ay ku yeelatay Faarax Sheikh C/qaadir.

Wasiirka warfaafinta xukuumada Soomaaliya Mustaf Sheikh Cali Dhuxulow oo isku shaandheynta aysan saameyn ayaa saxaafada u aqriyay isku shaandheynta.

Halkan  ka Dhageyso

breakingIdaleNewsIdale News Online, Muqdisho