Daawo:Xildhibaanada Soomaaliya Oo U Jawaabay Puntland Oo La Safaftay Jubba

0
213

Muqdisho (INO) Xildhibaano ka tirsan Dawlada Soomaaliya oo maanta magaalada Muqdisho warbaahinta kula hadlay Ayaa siwayn u difaacay mooshinkii laga keenay maamulka Jubaland iyagoona sheegay inuu ahaa mid sax ah.

samaan

Dhinaca kale Xildhibaanada ayaa ka Jawaabay go’aanka maamulka  Puntland uu ku garab istaagay Maamulka Jubaland oo dagaal siyaasadeed kala dhexeeya Dawlada Soomaaliya, iyagoona sheegay inay khalad tahay in Puntland ay Arimahaasi Faraha la gasho.

Halkan Ka Daawo.


Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here