Muqdisho (INO) Raysal Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa waraysi uu Siiyey Tv-ga Al-jazeera wuxuu uga hadlay Arimo dhowr ah oo Quseeya Dalka Soomaaliya.
RW Cumar ayaa ka warbixiyey Qorshaha Xukuumadiisa, Komishinka Doorashooyinka iyo Xaalada Cakiran ee dalka Soomaaliya uu hada Marayo.
Halkan Ka Daawo.
Idale News Online, Muqdisho