Xaflad aad u balaaran oo ay kasoo qeybgaleen Odayaasha dhalinyarada Haweenka iyo Fanaanin caan ah oo uu ka mid yahay Cawaale Aadan ayaa lagu qabtay Magaalada Alberto ee WadankaCanada.
Xaflada ayaa aheyd mid taageero loogu muujinaayey Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee uu Madaxweyne ka yahay Madoobe Nuunow Maxamed.
Xaflada ayaa soo qabanqaabiyey Gudoomiyaha Jaaliyada Koonfur Galbeed ee Alberto Canada Mudane Kaahiye C/laahi Cali
Home Idale Somali News Update Daawo:Xaflad lagu taageerayo Maamulka Lixda Gobol ee Koonfur Galbeed oo ka Dhacdey...