London (INO)-Waxaanu Halkan Idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA-da ee Todobaadkan oo lagu soo qaatay Xiiso badan.
Qodobada aad ku maqli doontaan waxaa kamida“Xasiloonida kusoo noqonaysa Soomaaliya oo soo Jiidatay in Ciyaar yahano Ajaanib ah ay kusoo biiraan Kooxaha Kubada cagta ee ka dhisan Caasimada Soomaaliya, Ramadaanka oo Sanadkan kusoo beegantay iyadoo meelo ka tirsan Duniada aanay Cad-ceedu ka dhicin iyo Maraykanka oo dhaafay Sucuudiga islamarkaana Noqday Wadanka Koobaad ee soo Saara Saliida (Shidaalka) Caalamka.
Halkan Ka Daawo.
Idale News Online, London,UK