Daawo:Muuqaalkii u horeeyay ee Laga soo duubo Jasiirada Kudhaa

0
235

Kismaayo (INO) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkii ugu horeeyay ee laga soo duubay Jaziirada KUDHAA oo dhowaan laga qabsadya Xoogaga al-shabaab.

KUDHAA

Waxaad muuqaalkan uga Bogon doontaan xaalada Jaziirada kudhaa, Masuuliyiinta maamulka Jubland oo bulshada la hadlay, iyo sidoo kale  Waxgaradka deegaankaasi oo iyaguna Warbaahinta kala duwan goobtaasi kula hadlay.

Halkan Ka Daawo.


Idale News Online,Khudha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here