Garisa(INO)-Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqaday in ay gacanta ku haysa dad meelo kala duwan oo dalka Kenya aha laga soo qab qabtay kuwaas oo intooda badan ay Ciidamadu soo qabteen xili ay ku safarayeen dhul fog oo dalka Kenya gudiisa ah,Waxayna Saraakisha Dowladd Kenya Xaqiijiyeen in dadkaas ay ku jiraan dad Soomaali ah oo ka yimid dalka Soomaaliya,kuwaas oo aan wadanin wax sharci ah.
Dowladda Kenya ayaa maalmaha waxay siwayn ooga wal walsan tahay,sugida Amaanka gudaha dalka Kenya waxayna hawl galisay boqolaal ka tirsan Ciidamada Amaanka dalka Kenya,gaar ahaan gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya ayaa siwayn looga dareemayaa habka ay Dowladdu u dareensan tahay amaan Xumo ku timaada Kenya dhaawaca iyo xanuunka ay u leedahay shacabka Kenya.
Halkan Ka Daawo.
Idale News Online, Garisa