Nairobi(INO)-Barnaamij xiiso badan oo ka baxay Tv-ga Somali Channel ayaa waxaa siwayn looga hadlay maalinta VALENTINES DAY oo ah maalin Sanad kasta La xuso Maalinta Jacaylka Cayn.
Barnaamijkan oo ay marti ku ahaayeen Dhalinyaro Soomaaliyeed, ayaa sidoo kalana waxaa Lagu Casuumay Sheekh Shibli oo kamida Culimada waawayn ee Soomaalida, wuxuuna ka sheekeeyay Taariikhda iyo meesha ay ka timid maalintan iyo halista ku duugan.