Muqdisho(INO)-Gudoonka sare ee barlamaanka Soomaaliya ayaa dalbaday in la horkeeno heshiiskii kasoo baxay shirkii qaran ee magaalada Muqdisho ka soconayay.
Bayaan kasoo baxay gudoomiyaha barlamaanka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in heshiiskaas uu ansixin doono barlamaanka Soomaaliya.
Hoos ka daawo Muuqaalka
Idale News Online, Muqdisho