Daawo:Flilimkii Ugu xiisaha Badnaa Ee Ay Sameeyso Somali Lana Yirahdo Hooygii Geerida(Death Home)

0
257

Muqdisho(INO)-Kamaal Aadan(Kaafi), Waxa uu kaqabaa cuqdad noolasha uu ku noolyahay, iyo mida hareerihiisa ka socota.

Mawqifka uu leeyahay noolashiisa waxa ay tahay in uu noqdo ninka oogu maal qabaysan dunidan, midaas oo uu aaminsanyahay in ay tahay mid u suurta galin karta, farxada ka maqan.

Kamaal Aadan wax wehel ah waxa uu ka haystaa asxaab, waalidiindiis ma uusan arag wax carur ah oo kalana ma aysan dhalin.

Kamaal waxa uu ku fiiraa in uu la wareego guri uu dhaxal ahaan ku helay mid kamid ah saaxiibadiis, issaga oo dilayaa saaxiibkaas, kana saxiixanhaya milkinta gurigaas.

Lkn Nasiib daro waxaa helaaya xogata Kamaal, wariye la saaxiib ah ninka uu dilay Kamaal, lkn Kamaal ma uu haysto fursad kale oo aan ahayn in uu dilo isla wairiyahaas, waana uu ku dhaqaaayaa.

Kamaal waxa uu ku fikirayaa in uusan samayn dildanbe uuna noqdo qof wanaagsan isla markaana caawiya inta nool saaxiibadiis.

death home

Waxa uu ka bilaa in uu garab galo Fu’aad(OKASH ABDIQADIR) oo raadinhaya walaalkiis oo uu muda la yahay, Fu’aad oo ay hortaalo sharuud ah in uu soo helo, shilimaan la isticmaali jiray qarniyaal hore, si uu u noqdo tuuga oogu wayn magalaadaas gacanyaraha uu u wakiishay in uu maamulo magaaladaas, si uu walaalkiis war ooga helo.

Ugu danbayntii Kamaal waxa uu go’aan ku gaarayaa in uu gacanta ku dhigo helitaanka shilimadaas, waxa uuna qorshaynhayaa sida uu ku dili lahaa, saaxiibkiisa rumaad Fu’aad, lkn waxaa hortaagan Hassan(AbdiKadir Jilib) oo isna noolashiisa ballan qaaday in uu uhuro difaaca saaxiibadiis.

Hadaba ma u rumoobi doontaa riyada Kamaal mise ku guulaysan doonaa Hassan, in uu badbaadiyo inta nool saaxiibadiis.

Waxa aad ka dhex heli doontaa jawaabtan, Filimka HOOYGII GEERIDA, ee ay idin soo saari doonaan kooxda Light Films Production ciida nagu soo aadan.

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here