Daawo:Dhoofinta Muuska Oo Dib Uga Billowday Dalka Soomaaliya

0
256

Afgooye(INO)-Muddo dheer oo uu xayirnaa dhoofka Muuska ee Soomaaliya ayaa waxaa hadda dib u bilowday dhoofinta Muusta, waxaana ka macaasha Beeralleyda Muuska tacbada.

Laakin waxaa dhoofka Muuska ka cabanaya ganacsatada yar yar ee Muuska ka ganacsatada, kuwaasi oo dhibaato ku qaba in ay dadka ka dhaadhiciyaan in qiimaha Muuska uu sare u kacay sabab la xiriirta in la dhoofinayo.

Halkan Ka Daawo.

 

Idale News Online, Afgooye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here