Madaxweynaha maamul 3da Gobol Ee Koonfur Galbeed Maxamamed Xaaji Cabdunuur Madeer ayaa ku dhawaaqay gobolihiisa wasaarada hordhaca ah.
Golahan ayaa ka kooban 14 wasiir waxaana saxaafada u akhriyay madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Koonfur Galbeed Dr.Maxamed Xasan Maxamed waxayna kala yihiin:
1.Ibrahim Cabdinuur Xasan Wasiirka arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose
2.Sheekh Qaasim Ibrahim Nuur Wasiirka Amniga
3.Xasan Xuseen Maxamed eelaay Wasiirka Maaliyada
4.Aadan Xasan Maxamed Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda
5.Maxamed Cabdullahi Mursal Wasiirka Qorsheyta iyo Iskaashiga caalamiga
6.Nuur Sheekh Xuseen Cadow Wasiirka Waxbarashada
7.Faadumo Cabdiraxmaan Maxamed Wasiirka Caafimaadka
8..Maxamed Macalin Aadan Murur Wasiirka Howlaha guud iyo Dibudhiska
9..Sheekh Xasan Ibrahim (lubur ) Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka
10..Aadan Macalin Nuur Cabdi Wasiirka ganacsiga iyo Warshadaha
11.Ismaaciil Mustaf Maxamed Wasiirka beeraha iyo waraabka
12.Macalin Maxamed Aadan (Macalin Jiis) Wasiirka Kaluumeysiga iyo Qeyraadka bada
13.Cabdullahi Maxamed Nuur Isniik Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa
14.Xasan Isaaq Maxamed Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha.
