Nairobi (INO) Adan Barre Duale oo ah siyaasi laga soo doorto dhulka Soomaalida Kenya hogaamiyana Aqlabiyada Barlamanka Kenya ayaa horey u sheegay in uu yaqaano isla markaana shaacin doonaan shaqsiyaad dhaqaale ku caawiya Alshabaab.
kadib xildhinaanada barlamanka Kenya ayaa ku baaqay in uu sheego dadka uu yaqaano ee caawiya Alshabaab ama iscasilo dhibaatadani siayaasadeed ayaa hadhaysay warbaahinta Kenya daawo waxa dhacaya.
Halkan Ka Daawo
Idale News Online, Nairobi