DAAWO: Waxgaradka Koonfur Galbeed ee Ku Nool Deegaanada Puntland oo Kulan La Qaatay Madaxweynaha Cusub C/weli Gaas.

0
178

Qaar kamid ah shacabka kasoo jeeda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa ay kulan la yeesheen Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas iyagoo kala hadlay dhibaatooyinka ay ku qabaan deegaanada Puntland iyo in xaqa ay ku leeyihiin in laga siiyo deegaanada, maadaama ay degaan degan yihiin xoolana ku leeyihiin.

xaflandPuntland