Isntabuul(INO)-Jaaliyada iyo Ardeyda koonfur Galbeed Soomaaliya ee waxkabarata dalka Turkiga ayaa si weyn ugu soo dhaweeyeey Magaalada Istanbuul ,wasiirka Wasaarada Madaxtooyada ee dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal. Wasiirka Ayaa Ka mahadceliyey Soo dhaweynta Loo Sameeyey, isla markaana waxa uu sheegey in Mar weliba Bulshada KGS ee ku dhaqan dalka Turkiga ay isku xirnaadaan ayna ka fekeraan sidii loo hormarin lahaa Degaanada KG Soomaliya. Inta uu jooga Magaalada Istabuul waxa uu kulumo la qaadan doona Madaxda Dalka Turkiga.
Halkan Ka Daawo. Idale News Online, Istanbul, Turkiye