Daawo: Wariye C/Casiis Afrika oo ka hadlay Qaabkii loo dhaawacay & Xaaladiisa

0
195

Muqdisho(INO)- Wariye Cabdicasiis Maxamuud Guuleed (Afrika) oo Xalay lagu dhaawacay magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay sida ay wax u dheceen iyo dhaawaca soo gaaray.

“Waxaa i soo weeraray Ciidanka xooga dalka Somalia ,lug ayaan ka jabanahay ,tan kalena waa dhaawac, Waxa i soo weeraray ma aha Al-Shabaab ,waxaana rajeeynayaa in taliyaha Ciidanka iyo Dowladda Somalia wax ka qaban doonaan “ Ayuu yiri.

 Halkan Ka Daawo Video