Daawo Muuqaal Nin dhintay oo hadana dib usoo noolaaday subxaannallaah waa arin naxdin iyo layaab leh allaahu akbar.
Ninkaan ayaa magaciisu ku sheegay Xasan waxaa uu u dhashay dalka masar da’diisuna waxay aheyd 35 jir kadib markii isagoo kooma ku jira ay amar ku bixiyeen dhakhaatiirta in ninkaaan uu meyd yahay ayna tahay in la duugo.
Xasan ayaa sheegay in markii uu qabriga kasoo baxay oo gurigii ku noolaa la geeyay ay hooyadiis iyo aabihiis naxdin darteed u dhinteen.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka xasan isagoo ka sheekeynayo sida ay wax u dheceen

Idale News Online.