Daawo Video: Hogaamiyaha Lixda Gobol Madoobe Nuunow oo Dhaariyey Tiradii Ugu Horeysey Ee Gollaha Baarlamanka Ee KG soomaaliya.

0
241

Maamulka Madoobe Nuunow oo dhaariye Qaybtii ugu horaysay ee Xildhibaanada Dowlad gobleedka KG soomaaliya. ragan ladhaarriey oo lagu sheegey xildhibaano ayaa lau kala keeney Lixda Gobo Ee KG soomaaliya.

hadaba, tani waxay tuseysaa in weli madoone nuunow iyo taagyeeriyaashisu ay ka soo horjeedaan, heshiiskii dowlada soomaaliya, IGAD ,EU, AU Iyo maamulka koonfur galbeed soomaaliya ee 3da Gobol ay Wada saxiixeen.

Halkan Ka Daawo.


dhaartii

Idale News Online, Baydhabo.