Warbixin muuqaal ah ayaa Tv-ga Caalamiga ah ee Al Jazeerada qeybta Ingiirisiga wax ku tabiya uu kasoo duubay Somaalidii lagu raafay howlgalada ka socda magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Islii.
HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA AY AL JAZEERA KA DIYAARISAY SOMALIDA LAGU RAAFAY ISLII.