Daawo: Ururka Gabdhaha Suxufiyiinta Somalia oo Tababar u Qabtay Suxufiyiinta Baydhabo

0
187

Baydhabo(INO)- Ururka Gabdhaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed Ee “SWJ” ayaa maanta gabdho suxufiyiin ah tababar ugu furay Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay, kaasi oo looga Hadlaayey Xaaladaha Ay ku suagan yiihiin Gabadhaha Suxufiyiinta Soomaaliya.

Munaasabadii Dooda lagu furayay oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan Ururka Suxufiyiinta KGS Ee  SOWEJA iyo kuwa kale, isla markaana ah mid hal maalin soconaya ayaa waxaa lagu baranayaa doorka gabdhaha suxufiyiinta ah uga aadan horumarka dalka,  sare u qaadida aqoontooda,iyo La Socodka Xaaladaha ay ku sugan yihiin.

Guddoomiyaha Ururka Gabadhaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed Farxiya Maxamed Kheyre oo ugu horeyn hadal ka jeedisay furitaanka Dooda ayaa ka codsaday gabdhaha ka faa’iideysanaya kullanka inay ka qiib qaataan doodaha.

Halkan Ka Daawo

0102030405060709

 

Wariye Abshir Maxamed Nuur, Idale News Online, Baydhabo