Daawo: Shirkadda Korontadda Baydhabo Oo Xustey Sanad Guuradii 4aad Ee Aas-Aaskeeda

0
338

Baydhabo(INO)- Munaasabada sanadguurada  4 aad ee kasoowareegatay aas aaska  shirkada  korontada Baydhabo (BECO) ayaa lagu soomandhigay waxqabadkeedii afartiisano ee lasoodhaafay ayadoo  qiimadhimisna kusameysey adeyadeedii.

Munaasabadaasi oo kadhacday  magaalada Baydhabo ayaa waxaa kasooqaybgalay masuuliyiinta shirkada BECO iyo Masuuliyiinkaladuwan,Ganacsato,aqoonyahano,culmaaudiin iyo haween.

Waxaa  ugu horeyn kulanka ujeedadiisa  soojeediyey Sh Ibrahim Cali

Sidookale Qaarkamid ah wasuuliyiinta  shirkasa oo ugu horeeyo Sh Ibraaahim Dahabdhiil ayaa waxqabadka shikada iyo hiigsigeeda mudadadhow  iyo balanqaaadyo qiimadhimis halkaasi kasoojeediyey.

Intii munaasabaadaasi socotay ayaa dadkii kasooqaybgalay kulanka waxaa ay hanbalyo iyo suaalo iyo codsiba usoojeediyeen  masuuliyiiinta shirkada.

Sikastaba ha ahaatee dadweynihii kasooqaybgalay munaasabada ayaa soodhaweeyey qiimqdhimista iyo balanqaadyada shirkadu ay sameysey.

Halkan Ka Daawo

bilow 2

 

bilow 5

bilow 6

bilow 8

bilow 9

 

bilow

 

bilow11

 

Abshir Mandella, Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here