Daawo Sawiro: Qabuurihii Qadiimka Ahaa Ee Keerow Fogge Ee Baydhabo La Gubey

0
176

Baydhabo(INO)- Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ayaa maanta ka dhacdey fal argagax iyo murugo ku beerey laabta shacabka magaalada, ka dib markii la gubey qiibo ka mid ah Qabuuraha Qadiimka ah Ee Keerow Fogge, iyadoona qabuurahaas hareerahooda ay degan yiihiin dad shacab ah. Magaalada ayaa sii balaaratey, waxaa sii yaraadey dhulalka.

Halkan Ka Daawo Sawiro.

010203050607080910131415161718